DF oo shaacisay Magacyada Saraakiil ay ku jiraan ajaaniib oo laga dilay Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay caawa magacyada saraakiil  iskugu jirta ajaaniib iyo Soomaali kuwaasoo ay sheegtay in Al-shabaab looga dilay dagaaladii ka dhacay gobolka Hiiraan. Warbaahinta Ciidamada qalabka Sida oo soo xiganeysa saraakiil ka tirsan DF ayaa shaacisay magacyada qaar ka mid ah  Al-shabaab ay ku weysay howlgalada Ciidanka XDS. Degaano dhinaca jiinka wabiga Shabeelle kaga … Continue reading DF oo shaacisay Magacyada Saraakiil ay ku jiraan ajaaniib oo laga dilay Al-Shabaab